Till innehåll på sidan

Xogta oo Afsoomaali ah

Hay'adda arrimaha bulshada ee MSB, waxay ka shaqeysaa ka hortagga iyo maaraynta dhacdooyinka, xasaradaha iyo cawaaqibka dagaalka.

Halkani waxaa ku qoran macluumaad la turjumay oo ku dhex jira meelaha mas'uuliyadda ee MSB. Waxyaabaha kale, waxaad wax badan ka baran kartaa sida adiga shakhsi ahaan aad ugu diyaargarowi karto dhibaatooyinka iyo dagaalka.

Senast granskad: 4 november 2022

Till toppen av sidan